May be an image of 13 people
Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Col. Maxamed Dhagawayne ayaa maanta tababar uga furay magaalada Dhuusamareeb askar iyo saraakiil xigeenno ka tirsan Qeybta 21-aad gaar ahaan ururka 1-aad ee guutada 27-aad iyo taliska Qeybta.

Tababarkan oo ay bixinayaan macallimiin aqoon durugsan leh ayaa si gaar ah askarta iyo saraakiil xigeennada loogu barayaa tabaha dagaalka iyo shuruucda ciidanka.

Taliyaha Qeybta 21-aad ee CXD Col. Maxamed Dhagawayne oo ciidanka la hadlay ayaa ku booriyay in ay u diyaar garoobaan ka faa’iideysiga aqoonta iyo dadaalka ay ku bixinayaan macallimiintooda.
May be an image of 6 peopleMay be an image of 2 people and textMay be an image of 1 personMay be an image of 11 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here