Taliyaha xilka kasii degaya ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa shir iskugu Yeeray Saraakiisha Hogaanada iyo fadhiyada Madaxa Banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Ujeedka Shirka ayaa ahaa Qaban Qaabada munaasabada Xilwareejinta Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

S/Gaas Sulub Axmed Firin ayaa dhamaan hogaanada iyo fadhiyada madaxa banaan faray in ay la shaqeeyaan Taliyaha cusub ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cusmaan C/llaahi.
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here