No description available.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Guriga ay taal Tacsida  Allaha u naxariistee Ugaas Claahi Ugaas Xaashi Ugaas Fara-cadde ayaa waxaa ku qul qulaya dhaqanka guud ahaan Beelaha Soomaaliyeed kuwaasoo Tacsida kaga qeybgalaya Lacag iyo Geel.

Advertisement

Beelaha Soomaaliyeed ee ilaa hada Xoolaha iyo lacagta kaga qeybgalay waxaan ka xusi karnaa Beesha Muddulood oo gogosha tacsida uu gaaray Imaamka Beesha Muddulood.

Imaamlka waxaa la socday Duubabka dhaqanka, Siyaasiyiinta, Ganacsatada iyo Dhallinyarada Mudulood kuwaasoo socod ku tagay guriga Tacsida ee Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faracadde kuna.

Beesha Muddulood waxay Wareejiyeen 20,000 kun oo dollar iyo 20 Neef oo Geel ah waxaana ka gudoomay qoyska Ugaaska Rabi ha u naxariistee iyo masuuliyiinta beesha Mursade.

Beelo badan ayaa ka qeyb-qaatay iyaguna sida Beesha Majeerteen,Warsangeli-Daarood,Baadi-acdde,Sicowle Karinle iyo beelo kale oo intaasi ka badan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

No description available.No description available.

May be an image of 1 person and Bactrian camelMay be an image of 8 peopleMay be an image of 8 people

May be an image of 17 people

No description available.No description available.

No description available.

No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here