HomeCiyaarahaSomalia oo ka soo hartay Tatankii kubada cagta ee AFCON U-17.

Somalia oo ka soo hartay Tatankii kubada cagta ee AFCON U-17.

May be an image of 7 people, people playing American football, people playing football and textXulka qaranka kubada cagta Somalia ee 17 jirada  ayaa xalay si rasmi ah looga soo reebay tatankii kubada cagta ee AFCON U-17 ee qaaradda Africa 2025.
Kulankii ugu dambeeyay ahaana koodii sedexaad ayaa xalay looga badiyay 2-0 kadib markii ay la ciyaareen Xulka dhigooda Dalka Senegal.
Isu geyn xulkeena waxaa laga dhaliyay sedexda kulan 10 gool halka ay dhaliyeen oo kaliya 1 gool taasoo muujineysa tabar-daradooda sanadkaan inkastoo lagu xasuusto laba sano ka hor inay koobka qaadeen.
Si kastaba Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta waxaa la rajeynayaa inay sanadka danbe sidaan wax ka badalaan oo xul adag loo diyaarsho qarankeena.
XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA 
DAYNIILE.COMMay be an image of 7 people, people playing football, people playing American football and text that says "IFA 5 11 10 10 13 13"May be an image of 5 people, people playing football, people playing American football and textMay be an image of 6 people, people playing American football, people playing football and text that says "025 25 •AFRICA AFRICA"May be an image of 4 people, people playing American football, people playing football and textMay be an image of 3 people, people playing American football and people playing footballMay be an image of 4 people, people playing American football, people playing football and textMay be an image of 11 people, people playing American football, people playing football and textMay be an image of 3 people, people playing American football, people playing football and text that says "c CAP A 品 OF U-17 MO AZ 10"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -