Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Dr. Cali Xaajii Aadam ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia kaga qeybgalay Madasha Sanadlaha ah ee Wasiirada Caafimaadka Afrika, oo qayb ka ah Shir Madaxeedka Afrika, Wasiirku wuxuu ka mid yahay in ka badan 30 wasiir caafimaad oo ka qeybgalaya barnaamijkan.
Madashan oo ah mid sanadle ah waxay u oggolaanaysaa Wasiirada Caafimaadka dalalka Afrika inay isugu yimaadaan si ay diiradda u saaraan horumarinta Caafimaadka qaaradda, sanadkan xoogga waxaa la saaray adkaynta nidaamka caafimaadka iyadoo laga faa’ideysanayo balanqaadyada siyaasadeed, Wasiirka ayaa muujiyay muhiimada ay hoggaaminta Caafimaadka u leedahay bulshada Afrika.
Intii lagu guda jiray kulanka, wasiirka ayaa Kulamo doceed la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada Caafimaadka Afrika ee ka qayb galay madasha iyo madaxda Hay’adda Africa CDC, oo kulankan sanadlaha ah qabanaya.![May be an image of 7 people, dais and text that says "SOMALIA"](https://scontent.fnbo18-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/476831728_1135764968590108_3179678907178976955_n.jpg?_nc_cat=103&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=t5-MUbEj5vkQ7kNvgGlDM41&_nc_oc=AdgOTY-O5BwSWQ7450MfHpoHMVNvgC0sUsmDO4Jzb_tPn-TMS8ZxZMu-Kf6dCucybEw&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fnbo18-1.fna&_nc_gid=A2TINbrEAvZ8I4rrpK98VlA&oh=00_AYDe1bAa2GS4cfCa0KBTEfvYqQFWVyFchiz-2686JjZzPw&oe=67B4251C)
![May be an image of 12 people, dais and text that says "MINISTERIAL EXECUTIVE LEADERSHIP PROGRAMME RD ANNUAL M INISTERIAL FO Harnessing Political Commitment for an Adaptive Health HealthSystem System EALTH LE CERATIVE RD TNNUAL SONISTE 1I0 NNUAL NISTE SRUM Harnessing HarmessingPolitical Pelitical Commitmeni oran 品 AdaptiveHeaithSpstem Adaptive Health System HEALTH PERA"](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 8 people, dais and text that says "Kool A A"](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 6 people, dais and text](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 9 people, dais and text](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 7 people, table, lighting, dais and text that says "TUN TUNUSIA SI"](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 3 people and text](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 2 people](data:image/svg+xml,%3Csvg%20xmlns='http://www.w3.org/2000/svg'%20viewBox='0%200%200%200'%3E%3C/svg%3E)
![May be an image of 7 people, dais and text that says "SOMALIA"](https://scontent.fnbo18-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/476831728_1135764968590108_3179678907178976955_n.jpg?_nc_cat=103&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=t5-MUbEj5vkQ7kNvgGlDM41&_nc_oc=AdgOTY-O5BwSWQ7450MfHpoHMVNvgC0sUsmDO4Jzb_tPn-TMS8ZxZMu-Kf6dCucybEw&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fnbo18-1.fna&_nc_gid=A2TINbrEAvZ8I4rrpK98VlA&oh=00_AYDe1bAa2GS4cfCa0KBTEfvYqQFWVyFchiz-2686JjZzPw&oe=67B4251C)
Advertisement