𝐃𝐮𝐛𝐚𝐢, 𝐔𝐀𝐄: Wada xaajood muddo dheer socday ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11-ka Bisha February 2025, waxaa si rasmi ah heshiis uga gaaray Dowladda Soomaliya iyo Sanduuqa Horumarinta Abu Dhabi, heshiiskan ayaa xal looga gaaray dayn dhan $257 milyan oo doolar , dayntaas oo ay Dowladii Dhexe ee Soomaaliya qaadatay kuna maalgalisay Mashruucii Warshadii Sokorta Jubba.

Heshiiskaan oo ay si wadajir ah u saxiixeen Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige iyo Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Abdu Dubai Mr. Mohamed Saif Al-Suwaidi ayaa alaabada u furaya in Sanduuqu uu dib ula falgalo ka qeyb qaadashada Mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya ka jira iyo helidda maalgalin cusub oo dib loogu maalgelin karo kaabayasha dhaqaalaha ee dalka kuwaas oo baahi wayn loo qabo.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii la soo dhaafay waxa ay dadaal xoogan ugu jirtay sidii Soomaaliya ay u heli laheyd Maalgalin iyo horumarin ilaha dhaqaalaha dalka kadib markii laga cafiyay deymhii Adduunku kulahaa.May be an image of ‎2 people, newsroom and ‎text that says "‎ORLD VERNMENTS JMMIT القمية العايية ل WORLD GOVERNMENTS عاليمية للحكومات SUMMIT القمية WORLD GOVERN GOVERNMENTS NMENTS للحكومات SUMMIT S سومان GOVERNMENTS ة العايممة القمية WORLD للحكومات SUMMIT القعيمية القمية WORLD GOVERNMENTS للحكومات SUMMIT إلقمية GOVE OVERNM WORLD للدكوماتمية يمية للحكومات SUMMIT COVERNMENTS WORLD GOVERNMENTS SUMMIT WORLD GOVER GOVERNMENTS MENTS SUMMIT إلقمية محكومات MENTS م مامية بمية ومات القمية عيمية GOVERNMENTS NMENTS WORLD للحكومات SUMMIT الفمية GOVER WORLD إلبعال IMMI‎"‎‎May be an image of ‎1 person, newsroom and ‎text that says "‎ENTS إلقمية WORLD GOVERNMENTS للحكومات SUMMIT إلقمية WORLD العالمية GOV GOVERNMENTS للحكومات SUMMIT الق الو للحكو الفية إلقمية WORLD GOVERNMENTS للحكومات SUMMIT القم WORLD GOVERNMENTS للحكوم SUMMIT القمة الفولو WORLD العالم GOVERNMENTS للحكومات SUMMIT‎"‎‎May be an image of ‎2 people, newsroom and ‎text that says "‎SONH القمية WORLD COVERNMENTS MENTS للحكرهات ENTS العلمي GOMERNMENTS WORLD ИMMΙ للحؤوعان SUMMIT GOVERKMENTS الطعة GOVERNMENTS กโดรรมี SUMMIT العالمية บีโดญร่วม القمة CONBINMENTS SUMMITENTS SUMMIT 니라가하주레청:BRERIMENTS GOVERNMENTS التجائمية للحكومات القمية لقايمية COVERNMENTS للحكومات للحكيعان SUMHIT ENTS مة 品 ة للحكومات السمبة COVERNMENTS WORLD SOMMITNS GOVERN MENTS للعكر للجمرعان COMEFAMENTS SUWMIT لقمية WORLD للحكومات SUMMI العايمة للحكومات اللانمة GOVERNMENTS SUMMIT WORLD للحكومات القمية DVERNMENT للحكومات SUMMIT 4 WORLE UMMIT OVERNMENTS MENTS هة خحمة Olegi‎"‎‎May be an image of ‎1 person and ‎text that says "‎WORLD إلقمية ة SUMMIT GOVERNMENTS الايمية للحكومات S WORLD الفيمية القمية GOVERNMENTS GOVE SUMMIT للحكومات WORI إلقمية GOV' الة ة SUMI للحكومات SP إلقمية العاليمية يمية للحكومات WORLD إلقمية GOVERNMENTS ة SUMMIT للحكومات WORLD إلقمية GOVERNMENT القعلمية SUMMIT للحكومات WORLD 11 GOVERNMENTS SUMMIT يمة ساليمية اومات عة INSz‎"‎‎
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here