Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula saxiixday Guddoomiyaha Hay’adda Qatar Charity Xafiiskeda Soomaaliya Md. Cabdifitaax Aadan Macallin.

U jeedka heshiiskaan ayaa ah in laga wada shaqeeyo ka soo kabashada dhibaatooyinkii ka dhashay musiibooyinka, u adkaysiga aafooyinka, xoojinta gargaarka bini’aadamnimo, tayeynta awoodaha shaqaalaha hay’adda SoDMA iyo in laga tageero helista keydad gargaar oo ay hay’adda ka dhisanayso dowlad goboleedyada.

Sidoo kale waxaa qeyb ka ah heshiiskaan in Qatar Charity ay hey’adda SoDMA ka saacido helitaanka agabka gurmadka deg-deg ah, qalabaynta xarunta qaran ee howlgallada iyo in wadajir la iskaga kaashado ka jawaabista xaaladaha ay sababeen Musiibooyinka, waxaana kulankaan goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda, Agaasimayaal iyo Masuuliyiin kale.
May be an image of ‎2 people, dais and ‎text that says "‎STRAT T CHALI DISASTER MAAЛEyHTA ARTNERSHIP PFRAMEWORKEEMENT EEMENT FRAMEWOR BETWEEN CRSATYANG رالخيرية قطرالخيرية قط QATAR CHARITY VEN So O SoDMA -‎"‎‎May be an image of ‎2 people, newsroom, dais and ‎text that says "‎MALI MAAREY DISASTER MAAREYNEA STRATEGIC PARTNERSHIP FRAMEWORK AGREEMENT BETWEEN สารพ Q الخيرية قطرالخيرية قطر QATA DATE: 13JUNE 2024 VENUE: SoDMA HQ‎"‎‎May be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people and suitMay be an image of ‎5 people, dais, newsroom and ‎text that says "‎STRATEGIC PARTNERSHIP FRAMEWORK AGREEMENT BETWEEN 1번 Q قطرالخيرية الخبرية قط QATAR CHA VEMA CE SOCMA 8K‎"‎‎May be an image of 5 people, newsroom, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here