Siyaasiga Cali Yarre Cali oo mar soo noqday Gudoomiye xigeenkii 1-aad ee Maamulka Gobolka Banaadir xiligii Dowladii hore ee Farmaajo ayaa baraha bulshada soo geliyay qoraal uu ku xusay magacyada dad ku heyba Madaxweyne Xasan oo sida uu sheegay lagu naas nuujiyo Dekada Muqdisho.

Qeyb kooban oo kamid ah musuqmaasuqa Xasan ku naasnuujiyay qaraabadiisa hoose.

Advertisement

Qoraalka Cali Yarre Cali ayaa sidan u qornaa:-

QEYBTA KOOWAAD
Gaadiidka dekedda alaabta ka soo qaada wuxuu qaataa halkii gaari lacag dhan $500 (Shan boqol) laakiin 5tii u xaqa u lahaa ma qaato waayo awoodda madaxweynaha ayaa si mususqmaasuqa ah looga jartaa intaan oo lacag ah.
1. Gudomiyaha rugta ganacsiga Gabeyre ($70)
2. Taraafiko ($11)
3. Khawaarijta ($25) (Gabeyre ayaa u qaada)
4. Saldhiga dekada ($5)
5. Rarida Turkiga ee foorkaliifta ($10)
6. Gudiga gaadiidka iyo wasaarada gaadiidka $50)
Taas wuxuu macnaheedu yahay in gaari-kasta lacagtiisa ay kooxda Xasan ka jarato ($71) oo mulkiihii lahaa 500 laga jarto 71 doolar.
QEYBTA LABAAD:
HEY’ADDA TAYADHOWRKA QEYBTA DEKEDDA
1. Container Refer : $100
2. Container Dry ; :80
Bishii waxaa soo dagta 7,000 (todobo kun oo konteenar sidaas ayay lacagta TAYADHOWRKA dekedda oo kali ah ku noqoneeysaa 1,260,000 (HAL MALYAN, LABO BOQOL IYO LIXDAN KUN)
Tan waxaa sii dheer wax lagu magacaabo dhaqista kunteennarada oo halkii konteenar lagu dhawo $30 oo ay bishii ka soo xarooto lacag ku dhow nus Malyuun doollar.
Lacagtaas aslanba kuma dhacdo qasnadda dowladda ee waxaa lagu shubtaa labadaan akoon.
361….74
04…..001
SHAQSIYAADKA UU XASAN U XIRAY MACAASHKA AH EE MUSUQMAASUQA DEKEDDA EE GAADIIDKA IYO TAYODHOWRKA IYO BEELAHA AY KA SOO KALA JEEDAAN:
1. Abdirizak isaaaq iidow (Abgaal/Waceysle)
2. Ismail Wardheere (Abgaal/Waceysle)
3. Hawo Ahmed Hassan (Abgaal/Waceysle)
4. Abdirizak Hassan Sheikh (Abgaal/Waceysle)
5. Mohamud Abdi Ali Gabeyre (Abgaal/Waceysle)
Qormadaasi waa aragti u gaar ah siyaasida aan magaciisa kor ku xusnay wax shaqo ah kuma laga websute-ka dayniile.com
No photo description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here