HomeWarkiiSiyaasi Cali C/laahi Cosoble "Waxaan soo dhaweynayaa tala xumada Sharif, Kheyre iyo...

Siyaasi Cali C/laahi Cosoble “Waxaan soo dhaweynayaa tala xumada Sharif, Kheyre iyo CCW”

Siyaasi Cali C/laahi Cosoble oo ah Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay soo jeedin uu sheegay inay ka timid Shariif Sheekh Axmed ,Xasan Cali Kheyre iyo C/raxmaan C/shukuur kuwaasoo dalbanaya in gogosha uu Madaxweyne Xasan dhigay lagu casuumo laguna aqoonsado Axmed Madoobe oo ah Madaxweynaha Jubaland.

“Waxaan soo dhaweynayaa tala xumada Sharif, Kheyre iyo C/raxman C/shakur”ayuu yiri Cali C/laahi Cosoble.

Siyaasigaan ayaa qoraal uu baraha bulshada wuxuu u qornaa sidan:-

Maadaama ay mucaaradka rabaan in Axmad Madobe la aqoonsado waxaan ku talinayaa in taladooda la qaato, kadibna ay Guudlaawe, Qoorqoor iyo Lafta Gareen ayagana isku caano shubaan oo la aqoonsado, kaddibna aan ka wada qeyb galbo xaflad caano shub oo loo wada dhan yahay ee Madaxweyne HSM oo ka dhici doonta Viila Somalia. Waxaan soo dhaweynayaa tala xumada Shekh Sharif, Kheyre iyo Cabdiraxman Cabdishakur. Somaliya ha noolaato, horeyna ha loo socdo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -