HomeWarkiiSirdoonka Qaranka oo goor dhaw shaaciyay howlgalo lagu qaarajiyay 80 Alshabaab ah

Sirdoonka Qaranka oo goor dhaw shaaciyay howlgalo lagu qaarajiyay 80 Alshabaab ah

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA oo fulisay 6 howlgal oo lagu dilay in ka badan 80 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta.May be an image of map and text that says "SAXAAFADEED Toddobaadkii soo idlaaday, Hay'adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka NISA, kaashanaya Ciidanka Xoogga dalka ayaa Gobollada Shabeellaha Shabeellaha Hoose fuliyay ilaa howlgal 0o lagu 80 Khawaarij afjaray nolosha Horjoogeyaal badan ah oo isugu jiray Ciidanka Sirdoonka Maarso Hay'adda iyo Nabadsugidda Qaranka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal ballaaaran lagu beegsaday Khawaarijta ka fuliyay deegaanka Sabiid Gobolka Shabeellaha Hoose, waaxaana iyo weerarkaas barbar socday duqeymo ay Khawaarij isku dayay howlgalka sameysay Axad, Maarso lagu dilay baxsadaan. Ciidanka 30, 2025: Howlgal qorsheysnaa Sirdoonka Nabadsugidda Qaranku qaadeen goob Horjoogeyaal Khawaarij ah tagta degmada Al-kowthar Gobolka Shabeellaha Dhexe, guuleystay dhammaan halkaas lagu soo afjaro."May be an illustration of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -