Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeeray, goobjoogna ka ahaa shixnad 3,000 oo tan oo gargaar ah oo dawladda Turkigu ugu deeqday dadka Soomaaliyeed, taas oo uu Guddoomiyaha Hey’adda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka (SODMA), Maxamuud Macallin, kala wareegay danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Alper AktaÅŸ.

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka ayaa dawladda Tukiga uga mahadceliyey iskaashiga iyo garab istaagga walaaltinimada iyo saaxiibnimada ku dhisan.
May be an image of 3 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 14 people and textMay be an image of 14 people and textMay be an image of 2 people, boat and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here