Shirweynaha meertada 15aad ee Ururka daraasaadka Soomaaliyeed ayaa maalintii sedaxaad ka socda magaalada Muqdisho iyadoo masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia iyo bulshada Soomaaliyeed ay ka qeybgalayaan.

Shirkaan oo dhawaan uu furey Madaxweynaha Soomaalya waxaa diiradda lagu saraayaa xoojinta cilmiga baraha bulshada, dhaqaalaha iyo cadaaladda, sidoo kale waxaa shirka maanta qeyb ka ah hadal-jeedinta cilmi baarayaal iyo aqoonyahano Soomaaliyeed.

Advertisement

Dhanka kale waxaa lagu wadaa in maanta la soo gabagabeeyo ayna gaaraan masuuliyiin sare oo Dowlada ka tirsan si ay u soo xiraan maanta oo Talaado ah.

May be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 3 people, newsroom, dais and textMay be an image of 8 people, dais, newsroom and textMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of one or more people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of one or more people, dais, crowd and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here