Muqdisho, Khamiis, 31 Oktoobar 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Shiinaha, kaas oo ku saabsan hirgalinta hindisaha horumarinta Adduunka, iyo heshiis is-afgarad wada shaqayn iyo iskaashi u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Qatar.
Shirka oo uu guddoominaayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixino ku saabsan halka uu marayo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025 – 2029) iyo Bulshada Bariga Afrika.

Waxaa kale oo warbixin laga dhagaystay Wasaaradda Beeraha oo ka warbixisay wax-soo saarka dalka iyo xaaladda Beeraleyda Soomaaliyeed.

DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW
Farxaan Maxamed Jimcaale.
May be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 10 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here