RAASKAN-BOONI (DAYNIILE.COM)Xiisad ayaa la sheegayaa inay saaka na taagan tahay garoojka diyaaradaha Muqdisho taasok u dhexeysa dowlada iyo shirkadaha.

Masuuliyiinta iska leh shirkadaha diyaaradaha ayaa diiday inay ciidamada Xooga Dallka qaadaan kuwaasoo loo rabo deegaanka Raaskan-booni oo fariisin ay ku leeyihiin.

Advertisement

Wararku waxay intaasi ku darayaan in Dowladu ka carootay diidmada Shirkadaha taasina ay dhaltay  in Dowladu gabi ahaanba joojisay dhamaan duulimaadyadij kale we ay sameyn jireen shirkadaha kuwaasoo u badnaa Gobolada Dalka.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here