KISMAAYO (DAYNIILE.COM)-Golaha Wasiirada maamul Goboleedka Jubaland ayaa caawa kulan ay yeesheen ka soo saaray qodoo muhiim ah.

Kulankaan oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Maamulka  Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa lagaga hadlay qodobo ay Kamid yihiin arrimaha Amniga, xaalada guud ee Siyaasada dalka, qorshaha hormarinta dalxiiska Jubaland.

Advertisement

Sidoo kale Shirka waxaa lagu meel meriyay xeerka mamnuucida bacaha fudud oo ay soo gudbisay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada.

Xeerkaan mamnuucaya bacaha oo Dowlada Somalia ay soo saartay ayaa waxaa sidoo kale aqbalay maamulka Puntland taasoo ka dhigan in amarkii Dowlada ee mamnuucida bacaha uu si rasmi ah uga dhaqan galay Dalka intiisa badan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 5 people and tableMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 10 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here