Muqdisho, Khamiis, 21 November 2024: – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Istaatistikada Qaranka, Dr.Cabdisalaan Cabdiraxmaan Maxamed.
Shirka oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu soo bandhigay Warbixinno kala duwan oo ku saabsan amniga dalka, keydinta Bacrimiyayaasha Beeraha iyo horumarinta deegyada caafimaadka dalka.
DHAMMAAD
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW
Farxaan Maxamed Jimcaale

 

May be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 12 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, newsroom and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and dais

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here