Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Salah Jama ayaa maanta guddoomiyay shir heer wasiirro ah oo looga hadlayay qorshaha xasillinta deegaannada laga xorreeyay Khawaarijta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ugu horrayn bogaadiyay ciidammada qalabka sida guulaha wax ku oolka ah ee ay ka samaynayaan furrimaha dagaalka oo ay ugu dambeeyeen CXD iyo Daraawiishta Jubbaland oo dhawaan xoreeyey deegaanno ka tirsan Jubbaland.

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay barnaamijka xasilinta iyo hawlaha ka qabsoomay deegaannada la xoreeyey, waxa sidoo kale lagu soo bandhigay qorshaha Wasaaradaha ee ku aaddan deegaanadaas sidii loo gaarsiin lahaa adeegga dawladnimada sida Waxbarashada, Cafimaadka iyo adeegyada kale ee aasaasiga ah.
May be an image of 1 person and textMay be an image of 17 people and daisMay be an image of 6 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here