Sida lagu shaaciyay warbaahinta Qaranka Shirka Wadatashiga Miisaniyadda Dowlada ee 2025 oo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.

Waxaa maanta ka qeyb galay Odoyaasha dhaqan ka, Haweenka ‘Ganacsatada iyo Ururrada Bulshada Rayidka, kuwaas oo madaxda wasaaradda usoo jeediyay su’aalo la xariira hanaanka miisaniyadda Qaranka ee 2025 ka.

Shirka oo furmay shalay waxaa maanta kusoo biiray Wasiirka Wasaaradda maaliyadda Biixi Iiman Cige iyo wasiiru Dowlaha Wasaaradda.
May be an image of 5 people and daisMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 6 people, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here