waxaa qabsoomey shirkii Seddax billoodlaha ahaa ee loogu hadlaayey Caruurta ay sameeysay Colaada.
Wasaaradda Gaashaandhigga oo soo qaban qaabisay shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay UNTSOM, UNICEF IYO dhamaan Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha qeybta ka ah ka hortaga iyo Illaalinta Xaquuqda Caruurta.
Shirkaas waxaa Si Wadjir ah u shir gudoominaayey Siihaayaha Agaasime Guud Wasaaradda Gaashaandhigga , Xoghayaha Wasaaradda Cadaalada iyo Agaasimaha Guud Wasaaradda Amniga
Shirkaas waxaa lagu soo bandhigga warbixintii ugu dambeysay ee UN ay soo saareen iyadoo Dowladda Soomaaliyadda ay warbixintaas Guddi ay u saartay ay meesha kusoo bandhigeen warbixin kooban oo ay ku beri yeelaan yaalaayan dowladda Soomaaliya.
Shirka Wasaaradaha Gaashaandhiga, Amniga, Cadaaladda, Shaqada iyo arimaha bulshada, waxbarashada, iyo wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xaquuqul aadanaha oo ay ka qaybgaleen Agaasimiyaasha Guud ee wasaaradaha Gaashaandhiga, Amniga iyo Xog-heyaha joogtada wasaaradda cadaaladda, Qaramada midoobey iyo saraakiisha militeriga, Booliiska iyo asluubta ayaa looga hadlaayey badqabka iyo ka hortagga askareynta carruurta xiliyada colaadaha hubeysan.

Agaasimaha guud ee wasaardda Difaaca XFS Mudane Cali Aadan ayaa guddoomiyay kulaan oo warbixinno looga dhageystay dowladda iyo Qaramada Midoobay.
May be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, people studying, glasses and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 15 people, people studying, table and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here