HomeWarkiiShilal ay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux oo qaarkood isku qoys...

Shilal ay ku dhinteen ku dhawaad 10 ruux oo qaarkood isku qoys yihiin

KISII (DAYNIILE.COM)-Shilal kala nooc ah oo ka dhacay dalka Kenya ayaa la soo sheegayaa inay ku dhinteen ilaa 10 ruux oo qaarkood isku qoys yihiin.

Shilalkaani oo ah laba nuuc ayaa midkood waxaa la sheegay inuu guri dabaq ah oo dhisme ku socday uu ku soo dumay guri kale oo caruur ay ku sugnaayeen,waxaana ku dhintay ku dhawaad 6 ruux oo caruur ahaa.

Ismaamulka Kisii ayuu shilkaani ka dhacay gaar ahaan aagga Suneka ee deegaanka Bonchari.

Sidoo kale shilka kale oo ahaa laba gaari oo isku dhacday ayaa waxaa ku dhintay 4 ruux oo isku qoy shaa markii gaari yar uu ku dhacay bas xili shilka kadib gurmad loogu yimid.

Afartaan ruux ee shilka ku geeriyootay waxaa la soo sheegayaa i,nay kala yiiin aabe iyo caruurtiisa, goobtuna.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

vvv

Afar xubnood oo wada qoys ahaa ayaa ku dhintay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Kagoya ee ku teedsan waddada isku xirta Siaya-Nyadorera habeenimadii xalay.
Shilka ayaa sababay ka dib markii ay isku dhaceeb gaari yar iyo bus skuul.
Dadka ku dhintay shilkaas ayaa kala ahaa aabe iyo carruurtiisa.
Meydadka dadkii ku dhintay shilkaas ayaa loo gudbiyay isbitaalka Siaya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -