HomeWarkiiShariif, Kheyre iyo CCC oo soo dhaweeyay gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xassan.

Shariif, Kheyre iyo CCC oo soo dhaweeyay gogosha uu fidiyay Madaxweyne Xassan.

Madaxweynihii hore ee  Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sh.Axmed,Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre  iyo Siyaasiga Xildhibaan C/raxman C/shukur ayaa maanta wada-jir usoo saaray warsaxafadeed ay ku soo dhaweynayaan Gogosha Madaxweyne Xassan uu u fidiyay siyaasiyiinta ka aragtida duwan.

Warsaxaafadeedka Siyaasiyiintaan ay ku wada saxiixan yihiin ayaa sidan u qornaa:-

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -