Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa war uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu ka hadlay xiisada u dhexeysa Somalia iyo Itoobiya taasoo ka dhalatay damaca Itoobiya ee boobka Baddeena.

Xildhibaan Sheekh Shariif Sh.Axmed wuxuu Dowlada Somalia madaxdeeda usoo jeediyay dhaliil ku aadan habka ay u wajahayaan iska caabinta Dowlada Itoobiya.

Advertisement

Qoraalka Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed ayaa sidan u qornaa:-May be an image of clarinet, saxophone and textMay be an image of text

Madaxda Qaranku waa inay la yimaadaan aragtidii la isugu wadi lahaa shacabka loogana gudbi lahaa isu adeegsiga awoodda dowladeed.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here