DOXA (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Dooxa ee Xarunta dalka Qadar ayaa sheegaya in maalintii sedexaad uu galay shirkii halkaasi kasocday kaasoo loogu magacdaray shirkweynaha qurba joogta Soomaaliyeed.

Waxaa ka qeybgalay masuuliyiin sare oo Dowlada Somali ka tirsan gaar ahaan xukuumada, iyadoo Ra’iisulwasaare Xamze uu daah furey shirkaasi.

Advertisement

Shirkaan waxaa lagu wadaa in gaba-gabadisa laga soo saaro war murtiyeed ku aadan sababtii loo qabtay.

Wayaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah dib u dhiska dalka Soomaaliyeed,ganacsiga iyo maalgashiga looga baahan yahay dadka qurba-joogta ah inay ku sameeyaan deegaanadii ay ka kala yimaadeen.

Sidoo kale waxaa ka mida in qurba joogta Soomalaiyeed yeeshaan iskaashi minimo ku dheehan si ay wada-jir uga hortagaan caqabadaha ka soo wajaha dalalka kala duwan ee ay ku kala noolyihiin.

Wasiirada ka qeybgalay waxaa ka mida Wasiirka arimaha dibada Somalia Axmed Macalin Fiqi,Wasiirka Waxbarashada Faarax C/qaadir,wasiiru Dowlaha arimaha dibada iyo masuuliyiin kale.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 6 people, table, lighting and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 7 people and headscarfMay be an image of 3 people, people smiling, headscarf and daisMay be an image of 4 people, beard, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people, beard and suitMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people, table, lighting and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people and dais

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here