DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid aya maanta booqday xerada Ciidamada  Jabuuti  oo ka mid ah howlka ATMIS gaar ahaana qeybtooda Magaalada Dhuusa-mareeb.

Madaxweyne Ciid waxaa salaan sharaf ku soo dhaweeyay cutubto ka tirsan Ciidamada hiil walaal ee Jabuuti kuwaasoo sanadidihii ugu dambeeyay ka howlgalayay Dhuusa-mareeb.
Cali Ciid wuxuu kulan la yeeshay saraakiisha hogaamisa ciidamada hiil walaal ee Jabuuti kuwasoo uu uga mahd celiyay shaqada wanaagsan oo ay u hayaan dadka reer Galmudug ee walaalahood ah.
Ku simaha madaxweynaha Galmudug ahna madaxweyne xigeenka Cali Daahir Ciid  wuxuu saraakiisha Jabuuti gudoonsiiyay bilad sharaf uu ku maamuusayay shaqada wanaagsan ee ay u hayaan reer Galmudug.
Dhanka kale Taliyaha Ciidamada Jabuuti ee magaca ATMIS ku jooga Dhuusa-mareeb ayaa laftigiisu sheegay inay shacabka reer Galmudug uga mahadcelinayaan  Mahadcelinayaan wada shaqaynta dhow ee ay  la liyihiin  Ciidamadooda,wuxuuna carabka ku adkeeyay inay shaqo wacan qabteen mudada ay joogeen Galmudug.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 3 people and car

May be an image of 8 people and dais

Advertisement

May be an image of 3 peopleMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 people, dais and text

May be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 3 people, beard and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 11 people and textMay be an image of 6 people, dais and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here