Carruurta ku nool aagga Bani Suheila ee Khan Younis ee koonfurta Gaza sawiro shalay laga soo qaaday waxay ku ciyaarayaan burburka guryahooda ee Israa’iil cir iyo dhul madaafiic kaga garaacday.
Si kasta oo loo burburiyay guryahoodii xitaa inay wada dhintaan Yuhuudu isku deyday hadana shacabka Falastiin isma dhiibin oo waa dad Muslimiin ah oo aaminsan inay marayaan qadar u qorneyd.
Advertisement
Caruurta reer Gaza waxaa sawiradaan ka muuqata inay la halgamayaan nolosha oo iska sii wataan wax kasta oo ay sameyn karaan si ay ugu yaraan farxad u muujiyaan.
Waxay ku qanacsan yihiin waxay heystaan iyo qadarta rabi, sawiradaan waxaa ka muuqda geesinimada dadka Muslimiinta ah xitaa caruurtooda.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
=SAWIRADA WAXAAN KA SOO XIGANAY ALJAZEERA=
Advertisement