GAZA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo marnka Gaza ee dhulka reer falastiin ayaa sheegaya in caruurta reer Gaza dib ugu laabeen goobaha waxbarashada kadib xabad joojintii ka dhaqan gashay agaasi.
Sawiro ay Aljazera ka soo diyaarisay ayaa muujinaya caruurta oo dhex adhiya fasalada iskuulada iyadoona ay dib ugu bilaabatay inay wax bartaan.
Advertisement
Macalimiin rag iyo dumar isugu jira ayaa caruurta wax ku baraya gudaha xaafadahoodii Gaza inkastoo dhulkaasi aad ugu bur bury dagaaladii sanadka iyo dheeraadka ah ka socday.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement