Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa Sawiro laga soo xulay dabaal dega maanta ka socda Magaalada Muqdisho gaar ahaan socodka ciidamada Milatariga iyo kuwa Booliiska Soomaaliyeed.

Ciidamada ayaa socod ku maray wadooyinka Muqdisho qaarkood sida goobaha ay fantasyadu ka socdaan.

Advertisement

Ciidamada Xoogga oo wata gaadiid casri ah oo gaashaaman ayaad sawirada ku arki kartaa iyo sidoo kale diyaaradaha qumaatiga u kaca ee heylakobtarada loo yaqaan.

Madaxweynaha ayaa hogaaminayay dabaal degaan isagoona khudbad ka jeediyay fagaraha taalada Daljirka ee ku taal halka ay iska galaan Degmooyinka Shangaani,Xamarweyne iyo Boondheere.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 3 people and textMay be an image of 8 people, car and textMay be an image of 6 people, jeep and textMay be an image of 1 personMay be an image of 6 peopleMay be an image of 4 people and horseMay be an image of 8 people, ambulance, tram and textMay be an image of 3 people, jeep, ambulance and textMay be an image of 12 people and textMay be an image of 13 people and textMay be an image of 9 people, jeep and textMay be an image of 2 people, jeep and textMay be an image of 10 people, jeep and textNo description available.No description available.No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here