Kaaliyaha qeybta 43-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka G/ Sare Cabdirashiid Maxamed Cusmaan ayaa ciidanka xoogga dalka kula hadlay Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo gaar ahaan Ururka 301aad, Guutadda 30aad ee qeybta 43aad.

Kaaliyaha ayaa ciidanka ku amaanay shaqada ay u haayaan shacabkooda soomaaliyeed waxa uuna xusay in maanta la taagan yahay waqtigii la gaba gabayn lahaa haraadiga maleeshiyaadka canaasiirta ee ku dhuumaalaysanaya meelo kooban oo kamida Gobolka Gedo iyo dhamaan deegaanada Jubbaland.
May be an image of 9 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 people, grass, crowd and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of one or more people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here