CEEL-WAAQ (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa saaka booqday fyrumaha dagaalka aagaga dhulka Maamulka Jubaland iyo waliba xeryaha ciidamada xooga dalka qaarkoo.
Sarkaalkaan oo ah Kaaliyaha qeybta 43aad G/ Sare C/rashiid Maxamed Cusmaan ayaa meelaha uu booqday waxaa ka mid ah xeeryaha ciidamada Ururka 301, Guutadda 30aad ee qeybta 43aad iyo Kuwa Daraawiishta Jubbaland.
Ujeedka kormeerka sarkaalkaan ayaa lagu sheegay u kuur galidda xaaladda ciidamada dagaalka kula jira Alshabaab.
Sidoo kale Kaaliyaha meelaha uu booqday waxaa ka mid ah
Garoonka diyaaradaha Degmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo halkaasoo uu kula hadlay masuuliyiintii ku soo dhaweyay.
XAIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM












DAYNIILE.COM
Advertisement