HomeWarkiiSarkaal kale oo Xamaas laga dilay

Sarkaal kale oo Xamaas laga dilay

GAZA (DAYNIILE.COM)-Gantaallo Israa’iil Axadi shalay  ay ku garaaeen xarunta ugu weyn ee caafimaadka ee ku taala magaalada Khan Younis ayaa la soo sheegayaa inuu ku dhintay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Xamaas.

Ismaaciil Barhoum oo ahaa madaxa dhaqaalaha kooxda, ayaa lagu u joogay isbitaalka si looga dabiibo isbitaalka dhaawacyo afar maalmood ka hor ka soo gaaray duqeynta Israa’iil balse halkii ayay ku sii dhameystireen.

Mid kale oo isla xamaas  ka tirsan ayaa ku dhintay duqeyntaasi, Sidoo kale waxaa duqeymaha ku dhintay isaddex kale oo ku jiray qaybta qalliinka ee isbitaalka.

War ka soo baxay Israa’iil waxay ku sheegteen inay bartilmaameedsadeen xubin muhiim ah u ah dagaalamayaasha Xamaas.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -