HomeWarkiiSarkaal Alshabaab looga dilay duqeymaha xalay ka dhacay Alkowthar

Sarkaal Alshabaab looga dilay duqeymaha xalay ka dhacay Alkowthar

ALKOWTHAR (DAYNIILE.COM)-Diyaaradaha Dagaalka Dowlada Somalia ayaa xalay duqeymo waxay ka fuliyeen deegaanka Alkowthar oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha dhexe waxaana ka soo baxaya warar ku saabsan khasaaraha loo geystay kooxda Alshabaab.

Gantaalada ay diyaaradu la dhacday deegankaasi ayay ku bartilmaameedsatay saldhigyada kooxda Alshabaab.

Sarkaal Alshabaab ka tirsanaa islamarkaana caan ka ahaa deegaanka Al-kowthar ayaa duqeymaha xalay lagu dilay kaasoo magaciisa lau sheegay Cali Biyow kadib gantaalo ku dhacay goob uu ku sugnaa.

Cali biyow oo ka soo jeeda deegaankaan ayaa aad looga yaqaanay deegaanka wuxuuna ahaa sarkaalka alshabaab ugu sareeya deegaankaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -