BUULA-MAREER (DAYNIILE.COM)-Sarkaal ka tirsanaa Kooxda Alshabaab ayaa isku soo dhiibayDowlada Somaliya,wuxuuna isku soo dhiibay ciidamo ka tirsan Milatariga.
Sarkaalkaan oo lagu magacaabo Cabdi Maxamed Caraaye oo dhanka Alshabaab looga yaqaan C/rashiid.
Sarkaalkan oo is iskiis ah u go’aansaday inuu Dowlada isku soo dhiibo ayaa la soo xiriiray ciidamada Dowlada Somalia ee ku sugan magaalada Buula -Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose.

Sarkaalkaan wuxuu Alshabaab ka tirsanaa 14 sano wuxuu u qaabilsanaa dhanka soo ururinta lacagaha canshuurta ee kooxdaasi ka qaadaan ganacsiyada iyo shacabka ku sugan deegaanada ay maamulaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person and beard
May be an image of 1 person and beard
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here