Taliye xigeenka ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed gen madeey sheekh nuureey ufuroow iyo Taliyaha Taliska Tababarada iyo Doktoriinka XDS G/Sare Axmed Ciise Axmed oo uu wehliye taliyaha taliska Taakulaynka ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed ayaa kormeey dugsiga tababarka gen dhega badan ee magaalda muqdisho .
Taliyaha iyo saraakiisha la socotay ayaa u kuur galay howlaha qaran ee ka socda dugsiga ,kaa oo soo saara qaar kamida geesiyaasha xoogga dalka soomaaliyeed ee ku howlan la dagaalanka khawaarijta .
Ugu danbayn saraakiisha ayaa geedo ku beeray qaybo kamida dugsiga taasoo qayb ka qaadanaysa quruxda deegaan ahaan ee dugsiaga tababarka gen dhaga badan ee magaalada muqdisho .





Advertisement