Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Mudane Maxamed Cali Xagaa iyo Taliyaha xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/guuto Cusmaan Cabdulaahi Maxamed (Kaniif) ayaa Maanta Tababar Mehradeed u furey Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaliyeed.
Saraakiishaan ayaa Qaadan doona Tababar mehradeedka oo muhiimadiisu tahay barashada Heerarka Kala Duwan ee Hoggaaminta iyo Maamulka Ciidanka.
Tabbarkaan inta uu socda Waxaa Bixinta Cashiradiisa Ka qeyb Qaadan doona Macalimiin Ka tirsan Ciidanka Boliiska iyo Bahda Cadaalada.
Advertisement