Madaxa kormeerka Taliska Ciidanka Dhulka CXDS G/sare Cadow Maxamed Sahal iyo Taliyaha guutada 9-aad G/dhexe Yoonis Aadan Xasan ayaa kulan la qaatay Gollaha Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bakool.

Shirka udhaxeeyay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Gollaha Odayaasha ayaa diirada lagu saaray Sidii Odayaasha doorkooda abaabulka bulshada ugu qeyb qaadan lahaayeen degaalka ka dhan ah khawaarijta ee Gobolka Bakool ka socda.
May be an image of 2 people and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 11 people, people studying and textMay be an image of 3 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here