Magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa lagu soo gabagabeeyay koorso lagu baranayay la dagaalanka Khawaarijta oo loo qabtay Saraakiil ka socotay Booliiska 36 dal oo Afrika ah oo Soomaaliya ay ku jirto.

Koorsadaan oo socotay ku dhawaad laba bilood waxaa kaalinta 1-aad ka galay Mustaf Salaad Yarow oo ka socda Booliska Soomaaliya, isagoo khudbad ka jeediyey xiritaankii koorsadaan.
Waa markii ugu horeysay oo saraakiisha Booliiska ay qeyb ka noqdaan koorso nuucaan ah oo dalka dibadiisa ku qabsoontay.
No description available.
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here