May be an image of 7 people and text
Khamiistii shalay28 saraakiil milatari ayaa dhammaystay tababar socday afar maalmood oo ku saabsan Habraaca Shaqo ee Guddiga Baarista ATMIS oo dib-u-eegis lagu sameeyay, lana dhaqangeliyay bishii Juun ee sanadkan.

Ujeedka tababarka ayaa ahaa xaqiijinta u hoggaansamidda xeerarka hawlgalka & nidaamyada sharciyeed ee khuseeya hawlgalka.

Madaxa Hawlwadeennada qaybta Milatariga ATMIS, Jeneraal Kindu Gezu ayaa xoojiyay muhiimadda in saraakiisha tababarka dhammeystay ay dabakhaan xirfadaha cusub ee ay kasbadeen iyagoo la imaanaya xirfad sare iyo hawlkarnimo.

Dukumintiga la casriyeeyey ayaa abuuraya fahan midaysan, halbeeg u yeelaya nidaamyada shaqo, isagoo sidoo kalena qeexaya hababka hawlgaleed iyo waajibaadyada si Guddigu hawlihiisa u guto si firfircoon.
XIGASHO TALISKA ATMIS.
May be an image of 3 people and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 7 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here