Sanatar Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Baarlamaanka Carabta, waxa uuna kamid noqday Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Carabta.
Arintaan ayaa ka danbeyay kadib markii shalay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira Dalka Masar uu ka dhacay doorashada Gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.
Advertisement
Sidoo kale Maxamed Axmed Al Yamaaxi ayaa ku guulaystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta labada sanno ee soo socota.
Advertisement