WAR-SAXAAFADEED

Salaam Somali Bank (SSB) waxa uu u caddaynayaa dhamaan Bulshada iyo Macaamiishiisaba in Canshuurta iibka ee 5% ah aysan wax saamayn ah ku lahayn Xisaabaha ka furan Bangiga iyo dhaqdhaqaaqyada Maalin walba ka dhaca ee isugu jira Shaqsi iyo Shirkad.

Advertisement

SSB maaha Bangi bixiya adeega Marchant Acounts-ka ay quseyso canshuurta iibka (VAT 5%)

SSB hore uma furi jirin xisaabaha nuucaas ah, hadana kuma shaqeeyo.

Wanillaahi Al-Towfiiq

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here