Madaxweynaha dalka Tajikistan Mudane Emomali Rahmon ayaa ka gudoomay warqadaha aqoonsiga Danjirinimo, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalkaas, Danjire Fatxudin Cali Maxamed Ospito.
Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Tajikistan, Tajikistan ayaa ka mid ah wadamada Aasiyada dhexe ee hoos yimaada safaaradda Soomaaliya ee dalkaTürkiye.
Advertisement