Safiirka Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Cabdullahi Warfaa ayaa faahfaahin ka bixiyay doonyo siday inkabadan 70 qof oo Soomaali ah oo ku qalibmay wadanka Madakaskar.
Wareysi uu Raadiyo Muqdisho la yeeshay Safiirka islamarkaana uu ku sharaxay inta dhimatay iyo inta la bad baadiyay halkaani hoose ka dhageyso:-
Advertisement
Advertisement