Boosaaso: 08 January 2025 : Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda China ee Soomaaliya Amb. Wang Yu Ambassador iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Mudane Liibaan Muuse Boqor iyo Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Maxamed Cabdinuur.
Advertisement
Labada dhinac waxay ka wada hadleen xiriirka Somalia iyo Shiinaha gaar ahaan kan maamulka Puntland iyo Safaarada inkastoo madaxyooyada Puntland saxaafada siin faahfaahin.
Advertisement