Wakiilka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa sheegay in xukuumadda Moscow ay si cad u diiday damaca Jarmalku ku doonayo in uu xubin rasmi ah ka noqda golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Wakiilka ayaa sheegay in haddii golaha Qaramada Midoobay dib u habayn lagu sameeyo aanay dalalka qaar gabi ahaanba noqon doonin xubnaha joogtada ah, gaar ahaan dalalka Jarmalka iyo Japan.

Advertisement

Jarmalka ayaa dedaal ugu jira inuu kamid noqdo dalka Xubnaha joogtada ah ku leh golaha ammaanka, kuwaas oo hadda ka kooban 5 dal, islamarkaana leh codka diidmada

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here