GAZA (DAYNIILE.COM)-Anera, oo ah koox samafal oo fadhigeedu yahay Mareykanka, ayaa sheegtay in saadaasha cimilada ay saadaalisay roobab ka da’i doona Gaza toddobaadkan.

Roobka ayaa u keeni kara  khataro cusub Falastiiniyiinta barokacay ee ku nool guryo cooshadaha ka samaysan, iyo teendhooyinka.

Advertisement

Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in roobabka la saadaalinayo ay ka dhalan karaan khataro caafimaad maadaama xaaladaha biyuhu ay kordhiyaan halista cudurrada biyaha ka dhasha iyo caabuqyada neef-mareenka xili hore ay u jirtay Khataraha dhulka iyo ammaanka oo aan degganayn.

Dhanka kale saadaasha ay bixiyaan hay’adaha reer Galbeedka ayaa badanaa noqota kuwa aan rumoobin oo sida ay u sjeegaan waaney waxba u dhicin.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Displaced Palestinians shelter at a tent camp, amid the Israel-Hamas conflict, in Deir Al-Balah in the central Gaza Strip

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here