Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo ka dhoofay Muqdisho, ka dib saacado kooban oo uu joogay Magaalada Muqdisho.
Ra’iisul wasaare abye ahmed aya maanta saacado ku qaatay magaalada Muqdisho asigoo dhigiisa waddanka Soomaaliya hashiis is afagarad ah kala saxiixdeyn dalka Soomaaliya waxaan meesha ka baxaya madmadowgi u dhaxeeye labada dal ee kasoo bilaabatay hasiis murunka dhaliyey ee Itoobiya lagaleyn Maamulka Soomaaliland kaa ugu danbeyn dowladda federaalka Soomaaliya si xoogan uga horyimaadan.
Advertisement
Advertisement