Ra’iisul Wasaarihii hore ee Israa’iil Ehud Barak ayaa sheegay in qorshaha Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ku doonayo in ku dhawaad ​​laba milyan oo falastiiniyiin ah uu dib u dejin ugu sameeyo Masar iyo Jordan waa mid khiyaali ah.

“Qorshaha Maraykanku wax kale maaha ee waa isku dayga Maraykanku ku doonayo inuu Netanyahu ku taageero siyaasad ahaan marka lagu fadeexeyay dariiqyada Gaza”

Advertisement

“Fikradda ah in la barokiciyo dadka Gaza iyo dib u dejinta ka baxsan Gaza looga sameeyo waa mid dhalanteed ah, waa ceeb lagu qarinayo fadeexadii Netanyahu ka soo gaaratay wadooyinka Gaza”.

Waxaan maqli jiray cadawgaaga mar mar buu runta Alla ka soo saaraa maantase goob joog ayaan u nahay

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here