HomeWarkiiDowlada oo Saaka Muqdisho ka furtay Shirweynaha Xuquuqul insaanka +SAWIRRO

Dowlada oo Saaka Muqdisho ka furtay Shirweynaha Xuquuqul insaanka +SAWIRRO

May be an image of 11 people, dais and textRa’iisul Wasaare ku xigeynka labaad ee Xukuumada C/salaan Cabdi Cali ayaa saaka  si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga furay Shirweynaha Qaran ee Xuquuqul insaanka.
Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somalia iyo marti dalalka dibada isaga kala yimid ayaa shirka ka qeybgalay.
Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumada Soomaaliya ayaa ka mid ah masuuliyiinta ka qeybgalay, iyadoo shirkaani intuusan bilaaban ka horna uu  munaasabadda ku sugan iyagoo inta aysan munaasabaddu bilaaban ka hor uu Ra’iisul Wasaare ku xigeynka labaad sameeyay kormeer.
C/salaan Cabdi Cali wuxuu kormeeray goobo si gaar ah loogu xardhay sawirro ka turjumaya ilaalinta xuquuqul insaanka.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

May be an image of table, lighting and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 7 people, hospital, dais and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 4 people and textMay be an image of 7 people, suit, wrist watch and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of table, lighting, wedding and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, people smiling and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -