MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta Muqdisuo kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis.
labada masuul ayaa isla soo qaadeen xiriirka labada Dal iyo sii xoojintiisa,sidoo kale waxay faaqideen iskaashiga labada Dowladood ee soo jireenka ahaa.
Advertisement
Dowlada Britain ayaa ma mida Dalalka reer Galbeedka ee Dowlada Soomaaliya ka saacida dhonacyada Siyaasada, dhaqaalaha iyo Amniga.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement