Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirka Madasha Bani’aadannimada Soomaaliya.

Shirka oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SODMA), ayaa oo looga hadlay xaaladaha la xariira arrimaha bani’aadannimo ee dalka, iyadoo diiradda lagu saaray xaaladaha bani’aadannimo ee hadda taagan, qiimeynta wixii qabsoomay iyo in meesha laga saaro caqabadaha ka jira arrimaha gargaarka.
May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here