Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shalay daahfuray Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya.

Sidoo kole Bandhiggaan waxaa ka qayb galay wasiirro ka tirsan xukuumadda, wakiillo ka socda Midowga Afrika, turkiga iyo martisharaf kale.

Sanad kasta maanta oo kale ayaa loo asteeyay Maalinta Dalxiiska Soomaaliya, waxaana lagu soo bandhigaa goobaha ku wacan dalxiiska dalkeenna iyo fursadaha Maagashi si loo hormariyo dalxiiska.
May be an image of 9 people, newsroom, dais and textMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people, dais and newsroomMay be an image of 4 people, beard and daisMay be an image of 5 people and textMay be an image of 5 people, newsroom, dais and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 5 people, suit, dais and textMay be an image of 1 person, speaker, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here